Deprecated: Creation of dynamic property OMAPI_Elementor_Widget::$base is deprecated in /home/moilgrsw/public_html/wp-content/plugins/optinmonster/OMAPI/Elementor/Widget.php on line 41
Honorable: Abdullahi Haji Hassan - MINISTRY OF INTERIOR, LOCAL GOVERNMENTS AND RECONCILIATION IN SOUTHWEST STATE OF SOMALIA.
Home » Honorable: Abdullahi Haji Hassan

Honorable: Abdullahi Haji Hassan

WASIIRKA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DOWLADA KOONFUR GALBEED MUDANE ABDULLAAHI HAAJI HASSAN AYAA KULAN AQOON ISWADAARSI KAGA QEYBGALAYA MAGAALADA ISLAMABAAD EE DALKA BAKISTAAN,

Bakistaan; Khamiis; Dec/22/12/2022, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Abdullaahi Haji Hassan ayaa ka qeybgalaya shir ay iskugu imanayaan Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha gudaha Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyadda dalka.

Kullankan oo ah aqoon is weydaarsi ku saabsan Federaalisimka labada dal ayaa waxaa uu ka dhacaya Magaalada Islamabaad, ee dalka Bakistaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *